Laascanod (W,N)- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta shir jaraa,id qabtay ayaa waxa ay ka hadleen xaalada amni ee gobolka Sool iyo 57 qof oo loo xidh xidhay rabshado ay maanta ka sameeyeen Gudaha Magaalada Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Wc1rPwXfIKU