HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal Cali Waraabe ayaa Hada Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq ku dhexmaray ciidamada somaliland iyo kuwa weerarka soo qaaday ee somaliya sidoo kale faysal cali waraabe ayaa , Sheegay In Somaliya ay Ka Baxday Heshiis Xalay Laga Gaadhay dagaalka tukaraq laguna heshiiyay afar qodob balse ay somaliya jabisay markiiba waxaana heshiiskan Dhex dhexaadinta ah Waday dalka maraykanka
HLAKN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/oZ4vtpwKi5k