Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalkii gaadmaada ahaa ee ay saaka Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyo Maamulka Xamar ay saaka ku soo qaadeen Ciidamada Somaliland ee Deeganka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxwaynaha Taagta daran ee Maamulka Xamar ku eedeeyay in uu ka danbeeyo Dagaalkaas.