WAJAALE NEWS

“Dabaal Dega 18may Shacbiga Ayaa Iska Leh, Waxaase Ayaan Daro ah In Dadkii Aanu Wada Xusin Oo Lagu Kala Baydhay” Xildhibaan Cabdiqadir Jirde

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Wadani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlayay Munaasibad Ay Xisbiga Wadani Soo Agaasimeen  oo lagu Xusayay Maalinta Qaranimada Somaliland ee  18may Ku Qabtay Magaalada hargaysa  ayaa walaac ka muujiyay in maanta lagu kala qaybsamo dabaal dega xuska maalinta 18may.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version