Hargeysa (W,N):- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka Ceel Afweyn ,waxaana uu si gaar ah uga Hadley hadalkii dhawaan Gudoomiye Ciro ka yidhi dagaalka oo uu dhaliilo u jeediyey.
https://youtu.be/veDyhnEoznQ