WAJAALE NEWS

Daawo: Xaglotoosiye Oo Sheegay In Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Ay Xadhig Ugu Hanjabeen

Hargaysa (W,N):- Wasiirkii Hore Wasaarada Caafimaadka Somaliland Xukuumadii Siilaanyo dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa waxa uu sheegay in Wasiiro ka tirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ay ugu hanjabeen xadhig hadii uu Hargaysa yimaado.

Exit mobile version