HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf ayaa warbixiyay safar uu Maalmihii Udanbeeyay kusoo maray deegaanada sanaag iyo tukaraq
Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee deegaanka tukaraq oo xiligan ay ka taagan tahay xaalad culus iyo saan saan colaadeed
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;
https://youtu.be/WR7ronyd2Nw