WAJAALE NEWS

DAAWO; Odayaasha Tuke-raq Oo Ka Hadlay Xaaladda Deegaanka Iyo Waxa ka Qabsoomay Intii Ciidamada Somaliland Joogeen+fariinta Ay Udireen Maamulka Garoowe.

TUKARAQ(W,N) Odayaasha deegaanka tukaraq ayaa markii uhoraysay ka dagaalkii ka dhacay deegaankan iyo waxa uqabsoomay intii ay ciidamada Somaliland ku sugnaayeen

Sidoo kale waxgaradka deegaanka ayaa fariin culus udiray maamulka somaliya ee kusoo duulay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version