WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dagaalku Ku Dhexmarayo Ceel-afweyn

Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu fariin baaqa u diray beelaha walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmarayo deegaanka ceel afweyn  ee gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version