GABILEY (W,N) Maamulka gobolka gabiley waxgaradka iyo odoyaasha ayaa xukuumada dhexe iyo haayadaha ku shaqada leh ugu baaqay in ay gurmad deg deg ah lasoo gaadhaan dadkii ku waxyeeloobay roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay waqooyiga gobolka gabiley kuwaasi oo ilaa hada aan wax gurmad ah loo fidinin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;