WAJAALE NEWS

DAAWO; Koox Abwaano Ah Oo Kulan Wacyigalina La yeeshay Dhalinyarada Magaalada Ceerigaabo.

Ceerigaabo(W,N) Qaarkamida Abwaanada dhalinyarada ah ee Reer somaliland oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa gobolka sanaag oo ay utageen sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Daminta colaada deegnada ceel afwayn ku dhexmartay beelaha wada dega ayaa habeenkii xalay, kulan muhiim ah la yeeshay Dhalinyarada magaalada ceerigaabo.

Kulan oo ujeedadiisu ahayd sidii bulshada kala duwan ee ku dhaqan magaalada ceerigaabo loo wacyi galin lahaa ayaa lagu soo bandhigay suugaan kala duwan taasi dareen farxadle uabuurtay dayartii madashada iskugu timid

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/VbWlwo2dLlQ

Exit mobile version