Hargaysa(W,N) Gudida Dhismaha Jidka Isku xidha Allaybaday iyo gobolka gabiley ayaa deeq lacag ah ka Gudoomay Qurba Joogta Reer Somaliland ee kasoo Jeeda Deeganka Allaybaday Ee ku nool Qaarada Dunida.
Waxana Xaflada lagu gudoomay Dhaqaalahan Ka Hadlay Suldaan Axmed uur iyo Gudoomiyaha gudida Cumar Aw faarax
Sidoo kale Waxa qurba joogta u mahad naqay Agaasimihii hore Ee Madaxtooyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;