Sweden (W,N)- Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka sweden ayaa ka Warbixiyay xaalada guud ee gobolka gabiley iyo ujeedada safarka uu ku jooga dalka sweden.
Maayarka Magaalada Gabiley Ayaa Daboolka ka qaaday sida uu Gobolka Gabiley aanu wali Uhelin xaqii uu u lahaa in Uu noqdo Gobol Buuxa.
Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka;