WAJAALE NEWS

Daawo Badhasabka Gobolka Saaxil Iyo Mayorka Berbera Oo Ka Hadlay Khasaraha Roobka Ka Dhashay.

Hargeisa(wjn):gudoomiyaha gobolka saaxil iyo mayor ka magaladda berbera ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay roobab xoogan oo maalmihii ugu dambeeyay ka da,ayay deegaanada gobolka saaxil iyo awdal

 

Berbera, Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmada  berbera oo shir kaga hadlay xaalada roobabkii duufanada

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Exit mobile version