Hargeysa (W,N):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Eng Xuseen Ibraahim Buuni ayaa waxa uu beeniyay in Hay’addaha Qaramada Midoobay Somaliland ku joogaan Magaca Soomaaliya isagoo sheegay in Hay’addaha Qaramada Midoobay Wadanka kaga hawl galaan Xasaanad.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka