Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay Go;aankii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu ka qaatay Gudida Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Isagoo sheegay in wakhti xaadirkan loo bahnayn in la kala diro Gudida Koomiishanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka