Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolojiyada Somaliland Cabdiwali Suufi Jibriil oo hore u shaaciyay in cid kasta oo isticmaasha internetka ,SO Ay ka guuraan ayaa maanta waxa uu Digniin kama danbays ah u diray Haayadaha, ururada ,Shirkada iyo Cid kasta oo isticmaasha Ciwaanada “.SO.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/fyoHmtDkabw