WAJAALE NEWS

“Wasiir Inta Anad Ka Hadal Khilaafka Wadani Waxaa Wacnaan Lahayd In Aad Waxka Qabato Colaada Bariga Iyo Khilaafka Wasaradada”.Dhoolayare

Hargaysa (W,N) – Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka tirsan Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed kaas oo ahaa in Xisbiga Waddani dhamaysto khilaafkooda.

 

Sidoo kale Siyaasi Dhoolayare ayaa Wasiir Maxamed Kaahin ugu baaqay in uu waxka qabto Colaada Bariga iyo Khilaafka ka dhex aloonsan Wasaaradiisa oo aanu ka hadlin khilaafka Waddani.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version