WAJAALE NEWS

Wasaarada Shaqo Galinta Oo Kulan La Qaadatay Hay’adda Dalka Ka Shaqeeya

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Gaani oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardaasi Maxamed Aadan Ilkacase ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin.

 

Kulankan ayaa waxaa lagaga hadlayay sidii loo sii xoojin lahaa adeegyada ay iska kaashadaan Wasaaarada Shaqa gelinta iyo Hay’addahani ee ay bulshada u hayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/LKTUZFXmBiU

 

 

Exit mobile version