Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo ay wehelinayo Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Muuse Xasan Xaaji Yuusuf ayaa waxa ay maanta magacaabeen Gudi Baadhitaan ku samayn doonta Shidaal wasakhaysan oo Dalka soo galay.
Halkan hoose ka daawo muqaalka
https://youtu.be/1ujEdcuu0ic