WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed Oo Soo Dhisay Xukuumadiisa Cusub

Addis Ababa (W,N):- Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed Ali ayaa soo dhisay Golihiisa wasiiradda ee la shaqayn Doona, Waxa uu Ra’iisal Wasaare Abiy uu ka tagay Xubno badan oo ka mid ahaan jiray xukuuamdii Ra’iisal Wasaarihii uu xilka kala wareegay, halka uu tiro yarna dib u soo ceshaday.

 

 

Akhriso liiska golaha wasiiradda ee uu soo magacaabay

  1. Shiferaw Shigute – Wasiirka Beeraha iyo Xoolaha
  2. Siraj Fegessa – Wasiirka gaadiidka
  3. Dr Hirut Woldemariam-Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada
  4. Ambassador Teshome Toga- Minister of Public Enterprises
  5. Umer Hussen – agaasiamaha guud ee dakhliga iyo maamulka kasmatamada
  6. Uba Mohammed- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknologyada
  7. Dr Ambachew Mekonnen- Wasiirka warshadaha
  8. Motuma Mekassa – Wasiirka Difaaca
  9. Fozia Amin – Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska
  10. Ahmed Shide – Wasiirka xafiiska xidhiidhka arrimaha dawladda
  11. Jantrar Abay – Wasiirka horumarinta magaalooyinka iyo guryaha
  12. Melese Alemu –Wasiirka macdanta iyo tamarta
  13. Berhanu Tsegaye – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Childre
  14. Yalem Tsegaye – Wasiirka Haweenka iyo caruurta
  15. Melaku Alebel – Wasiirka Ganacsiga
  16. Dr Amir Aman – Wasiirka caafimaadka

 

Sidoo kale , Muferiat Kamil ayaa loo Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka Ethiopia oo bedeli doona guddoomiyihii hore ee Baarlamaana EthiopiaAbadula Gemeda, Dhinaca kale isla maanta ayay Baarlamaanka Wadankaasi fadhigoodii ku ansixiyeen xukuumadda Cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UHNggWIfAWQ

 

 

 

Exit mobile version