WAJAALE NEWS

Siyaasi Buubaa Oo Eedo Culus U Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku eedeeyay in ay umada reer Somaliland been ku maaweelinayso been, Sidoo kale Prof, Buubaa ayaa waxa uu ka hadlay xukunka lagu riday Niciima Abawaan Qorane.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version