WAJAALE NEWS

Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Kulan Madaxweynaha Equatorial Guinea La Yeeshay Baarlamaanka Jabuuti

Djibouti (W,N):- Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa waxa uu ka qayb galay kulan uu Madaxweynaha Dalka Equatorial Guinea uu la yeeshay Baarlamaanka Jabuuti.

 

Sidoo kale  Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambasadoor Cabdifataax ayaa intii uu ku sugnaa xarunta Baarlamaanka Jabuuti kulan la qaatay Dublamaasiyiin badan oo ay ka mid yahay Safiirka Wadanka Ruushka u fadhiya Jabuuti, Safiirka Dalka Itoobiya, Safiirka cusub ee Dalka Jaban u fadhiya Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/47PKJwa6nNk

 

Exit mobile version