Hargaysa (W,N):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa uu ka hadlay Abwaan uu sheegay in loo xidhay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo waxaana uu baaq u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/rMVypufWzXY