WAJAALE NEWS

Madaxwayne kuxigeenka Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya Faah faahin ka Bixiyay Safarka Raysal Wasaaruhu Ku Yimid Jig jiga .

JIG JIGA (W,N) Madaxwayne kuxigeenka Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya Oo faah Faahin  Dheeraada ka bixiyay Ujeedada safarka Raysal wasaaraha Cusub ee Fadaraalka Etoobiya Abey Axmed uu ku yimid Caasimada Jig jiga oo kulamo kala duwan kula qaatay qaybaha bulshada iyo madaxda soomalida Etoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAASI;

Exit mobile version