WAJAALE NEWS

Maayarka Degmada Saylac Oo Ka Hadlay Rag Hubaysan Oo Jidgooyo U Galay

Saylac (W,N):- Maayarka Magaalada Saylac Sacad Daahir Cige ayaa waxa uu Faah-faahin ka bixiyay rag Hubaysan oo jidgooyo u galay isagoo maraya Degmada Qoolijeed xili uu ku sii jeeday Magaalada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

13 4 2018  Borama Mayirka Saylac Oo Ka Hadlay Rag Jidgooye Uu Gaystay

Exit mobile version