Muqdisho (W,N):- Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan doorashada gudoomiyaha cusub ee golahaasi oo hada bilaabmatay.
Xilkan ayaa waxaa ku tartamaya 10 xildhibaan oo doonaya inay baddelaan gudoomiyihii xilka banneeyay, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Qaar ka mid ah xildhibaannada jagadan u ordaya ayaa hore u soo noqday wasiiro iyo wasiirro ku xigeen, Kulanka maanta ayaa la xaqiijiyay inay soo xaadireen 262 xildhibaan.
Halkan Hoose Toos Uga Daawo Doorashada