WAJAALE NEWS

Kulankii Jaamacadaha Dalka Ugu Furmay Gabiley Oo La Soo Gabagabeeyay

Gabiley (W,N):- Waxaa Magaalada Gabiley lagu soo gabagabeeyay Kulankii Jaamacada Dalka Somaliland ay ku yeesheen Jaamacada Timacade, Kulanka ayaa waxaa lagaga wada hadlayay Sidii kor loogu qaadi lahaa Barashada Cilmiga Wax soo saarka Dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wasiirada Xukuumada  Jsl Oo  Shirkii Jaamacadaha Dalka Ugu Furmay Gabiley Soo Afmeeray

 

Exit mobile version