WAJAALE NEWS

Gudida Khayraadka Dabiiciga Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sheegay In Ay Qaraar Ka Soo Saari Doonaan Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Gudida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Warsame ayaa waxa uu sheegay in ay Qaraar ka soo saari doonaan Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera islamarkaana ay hor gayn doonaan Golaha Wakiilada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version