Hargeysa (W,N):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta ansixiyeen xeerka Kufiga oo ay kaabis iyo waxka bedel ku sameyeen.
Sidoo kale Xeerkan waxaa ogolaadey 35 Xildhibaan waxaa diiday 7 Xildhibaan waxaana ka aamusay 8 Xildhibaan waxaana sidaas ku ansaxay xeerka kufisga Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka