WAJAALE NEWS

“Dhibtii SNM Waynu U Sinayn, Dheefta Maantana Waa Loo Sinaanayaa”..Wasiir Maxamed Kaahin

Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xuska Sanad guuradii ka soo wareegtay markii la Aasaasay Ururkii SNM ayaa waxa uu sheegay in dhibtii SNM loo sinaa dheefteedana maanta loo sinaanayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/a3o_jd6rKVo

Exit mobile version