WAJAALE NEWS

Daawo: Xasan Aadan Samater Oo Ka Waramay Taariikhdii Fananada Sahra Axmed Iyo Waxyaabihii Fanka Ay Ku Soo Kordhisay

Hargaysa (W,N)- Fanaanka Xasan Aadan Samater ayaa waxa uu ka waramay Taariikhdii Fanka Soomaaliyeed ee AHU Naxariistee Fanaanadii Caanka Ahayd ee Sahra Axmed Jaamac iyo waxyaabihii ay ku soo kordhisay Fanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version