HARGAYSA(W,N) Wasaarada Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland ayaa Safka hore kaga jirta Wasaaradaha Ugu Cad cadaa Mudadii ay talada dalka haysay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxayna Ku talaabsaday waxqabad muuqda 120 maalmood ee xukuumada jirtay.
Masuuliyiinta Wasaarada Cadaalada ayaa Mudadaa Gaaban waxay safaro dhowr ah oo uu wasiirku Hogaaminayo ugu guur galeen guud ahaan Xaalada Xabsiyada Dalka, Sidoo kale waxay qabteen shirar lagu dar dargalinayo Arimaha Cadaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAXYAABIHII U QABSOOMAY WASAARADA CADAALADA JSL;