WAJAALE NEWS

Daawo: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Jig jiga (W,N):- Ra’iisal wasaaraha cusub ee Dalka Itoobiya Abiy Ahemd oo maanta booqashadiisii ugu horeysay ku yimid magaalada Jigjiga ayaa si diiiran loogu soo dhaweeyay caasimada maamulka Soomalida Itoobiya e Jigjiga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka iyo sawirada

 

https://youtu.be/4pK8Pe3uhy8

 

Exit mobile version