Hargaysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu Balanqaad u sameeyay dhalinyaro Hal-abuur ah waxaanu hortooda ka shaaciyey inay qarankooda xaq ugu leeyihiin inuu taageero ka geysto sidii fikirkaas looga midho dhalin lahaa.
Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi oo dhalinyarada hal-abuurka cusub soo kordhiyay ayaa waxa uu da’yarta ka codsaday inay samaystaan dallad isku xidhan oo dhinaca hal-abuurka ah, si ay isugu xidhnaadaan, isla markaana maskaxaha afkaarta cusub soo kordhiyey la mideeyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/aCBHUNswjQw