WAJAALE NEWS

Daawo: Laba Askari Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama

Borama (W,N) – Ugu yaraan Laba Askari oo ka tirsan Ciidaamada Asluubta Somaliland ayaa ku dhintay Shil Gaadhi oo maanta ka dhacay Gudaha Magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/aaYm4V-jZjA

 

Exit mobile version