WAJAALE NEWS

Daawo: Badhasaab Ramaax Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay

Hargaysa (W,N):- Badhasaabkii hore Gobolka Gabiley Maxamuud Saleebaan Ramaax ayaa waxa uu ka dareen celiyay Xilka qaadistii uu maanta Madaxwayne Muuse Biixi ku sameeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version