WAJAALE NEWS

Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Hotelkii Caanka Ahaa Harawo Ee Magaalada Boorama

Hargaysa (W,N) – Hoaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof, Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan Magaalada Hargaysa ayaa waxa uu ka sheekeeyay Taariikhdii faca waynaa ee huteelkii ugu horeeyay ee laga hirgaliyo Somaliland ee ku yaala Magaalada Boorama ee Harawo Hoteel waxaana uu sheegay in magac bixinta Hoteelkaasi uu isagu lahaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

DEG DEG Harowey hadad hargeysa ku taalo hortada habruhu ma fadhiistene PRO Cali Khaliif oo Bulsho Tv

 

Exit mobile version