Hargeysa (W,N):- Guddidii dhawaan xisbiyada mucaaridka ah ee Ucid iyo Waddani u xil saareen dabo galka dawladaha hoose ee dalka ayaa maanta booqasho ku tagay bariijka weyn ee Hargeysa isla markaana sheegay in Biriijkaasi qarka u saaran yahay in uu dumo, Waxaanay baaq u direen Madaxwayanaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/OH4QsFQJqvs