Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland oo ay weheliyaan Gudida Xasuuqa iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa waxa ay maanta ka qayb galeen goob laga helay Xabaal Wadareedyo ay ku jiraan Dad ay Xasuuqday Dowladii hore Siyaad Bare.
wasiirka wasaarada cadaalada somaliand Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa fariin culus udiray maamulka muqdisho oo uu xasuusiyay in ay yihiin kuwii gaystay xasuuqaa aanu maanta dul joogno.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka