WAJAALE NEWS

“Waxaa Ayaan Daro Ah In Ay Xisbiga Wadani Mar Walba Isku Mowqif Noqdaan Cadowga Somaliland”..Ex, Shucayb Maxamed Muuse

Hargaysa (W,N):- Wasiirkii hore Wasaarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa dhaliilo culus u soo jeediyay Xisbiga Waddani isagoo ku Eedeeyay in ay mar walba isku aragti yihiin cadowga Somaliland.

Sidoo kale Ex, Wasiir Shucayb ayaa ka hadlay heshiiska ay Somaliland la gashay Shirkada Dp World ee Dekeda Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version