WAJAALE NEWS

Shirkadaha Laydka Hargeysa Oo Markale Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Cadaalad Darada Wasiirka Tamarta Iyo Sida Sharciga Baalmarsan Ee kootada Loogu Xidhay Sompower.

HARGAYSA(W,N) Masuuliyiinta Shirkadaha Laydhka Bixiya ee Magaalada Hargaysa Ee Gaafane Iyo National ayaa markale Cabasho Xoogan ka Muujiyay  Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo tamarta oo ay Sheegeen in Uu Sifo sharciga Baalmarsan uu doonayo in uu korontoda dalka kooto ugu xidho Shirkada SOMPOWER

Sidoo kale Masuuliyiinta shirkadahan ayaa eedo culus ujeediyay maamulka shirkada sompower oo dhawaan shir jaraa,id oo ay qabteen ku eedeeyay national iyo gaafane, waxaanay madaxwaynaha Somaliland ugu baaqeen in uu talaabo deg deg ah ka qaado wasiirka tamarta oo ay ku eedeeyeen in uu kamid yahay Sompower.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version