WAJAALE NEWS

Daawo: “Reer Ceel Afweyn Inoomey Tudhin Ee Waa In Aynu Xanuujinaa”..Gudoomiyaha Guurtida

Hargeysa (W,N):- Kal-fadhigii 65-aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u furmay waxaana kal fadhigaas furay gudoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in xaalada amaan ee Somaliland maanta ay meel fiican mareyso isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in reer Ceel Afweyn aaney dalka u tudhin isla markaana ay haboon tahay in la xanuujiniyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version