Dubia (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Xisbiga Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Farmaajo Iyo Raysal Wasaarihiisa ay ka xorayn doonaan Magaalada Muqdisho islamarkaana gacanta u gelin doono Ragii ay soo wada shaqeeyeen ee ay Xukunka ka wada tuureen Siyaad Bare.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka