WAJAALE NEWS

Hay’adda CCBRS Oo Dayactir Ku Samaysay Cisbitaalka Berbera Iyo Masuuliyiinta Gobolka Oo Xadhiga Ka Jaray.

BERBERA(W,N) Haayada wadaniga ah ee CCBRS ayaa maanta xadhiga ka jartay dayactir ay  ku samaysay Cisbitaalka magaalada berbera waxanaa munaasibadan ka qaybgalay badhasaabka gobolka saaxil iyo masuuliyiin ka socday haayada CCBRS Kuwaasi oo hadalo ka jeediyay madasha xadhiga lagaga jaray dayrka dhakhtarka Berbera.

https://youtu.be/v0sG7YODPYM

Exit mobile version