Burco (W,N):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi oo maal mihii u danbeeyay u kuur galayay Xaalada ay sugan yihiin Dadka ku nool Deegaanada Gobolka Togdheer ayaa maanta Waxa uu Kormeer ku tagay Deegaanada hoos yimaada Gobolka Togdheer.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/ZJaGfUWH5Mw