Hargeysa (W,N):- Gudidii madaxweyne Muuse Biixi uu u magacaabay la dagaalanka sicir bararka dalka ka jira ayaa waxaa ay maanta soo saareen amaro cusub.
Sidoo kale Guddida ayaa sheegtay in maanta ay ugu danbeyn doonyo adeega isku bedelka lacagtaha Dollar-ka iyo Shiling Somaliland taas oo shirkaduhu ay bixinaayeen muddo afar cisho ah afartii cisho-na ay maanta kaga eegtahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka