WAJAALE NEWS

“Farmaajo Waa Inan Yar Oo Aan Taariikhda Waxba Ka Ogayn”..Wasiir Maxamed Muuse Diiriye

Hargaysa (W,N):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa eedo culus u jeediyay Madaxwaynaha Taagta daaran ee Soomaaliya isagoo ku tilmaamay in aanu waxba ka ogayn Taariikhdii ay Somaliland Soo martay.

 

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version