Borama (W,N):- Wasiirkii Hore Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ee Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo Mustafe Faarax Abraar ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ee uu kalsoonida kala noqday Gudida Koomiishanka Dooraashooyinka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka