WAJAALE NEWS

Edna Aadan Oo Eedo Culus U Jeedisay Madaxda Soomaaliya

Hargaysa (W,N):- Ergayga Somaliland u qaabilsan Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya dr. Edna Aadan Ismaaciil ayaa waxa ay Eedo culus u soo jeedisay Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/k-id18TRm0w

Exit mobile version